Gå direkt till innehållet
Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha – Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida
Spara

Sheekoxariirooyinkii Saxaaraha – Sheekooyin ka yimid dhulka Soomaalida

Författare:
Somali
Lägsta pris på PriceRunner
Berigii hore waxa sheekooyinkan isu soo gudbin jirey reer miyiga, markay xoolahooda la joogaan. Sheekooyinkani waa kuwo la kala dhaxlay oo ay waayeelku ka sheekeeyeen, kuwaas oo ay iyaguna ka maqleen waalidkood beri hore. Soomaaliya aad bay isu beddeshay sannadahan ugu danbeeyey. Waxaana ka dhacay dagaallo iyo abaaro waaweyn. Qoysaskii waxa ay ka qaxeen guryahoodii, markii madaafiic lagu garaacay tuulooyinkii iyo magaalooyinkii. Dhallinyaradii waxa ay ku qasbanaadeen, in ay dagaalka galaan, reerihiina waa ay kala lumeen. In badan oo ka mid ah reermiyigii, xoolihii baa ka baxay, waxaanay noqdeen deegaan. Sheekooyinkani weli waa ay noolyihiin, waxaana lagu sheekaystaa, marka hawl-maalmeedku dhammaado. Ka dib waxa lagu illoobaa, dhibaatadii jirtey, waxaana muddo yar la gala mala-awaal iyo hummaagyo xasuusiya barwaaqadii iyo raaxadii xilliyadii hore.
Författare
Oscar Trimbel
Illustratörer
Oscar Trimbel
ISBN
9789163789014
Språk
Somali
Vikt
171 gram
Utgivningsdatum
2015-09-10
Sidor
40