Gå direkt till innehållet
Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre iyo Jabhaddii SNM
Spara

Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre iyo Jabhaddii SNM

pocket, 2015
Somali
Lägsta pris på PriceRunner
Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo dalkii Jamhuuriyaddii Soomaalida. Sannadkii 1988kii bishii Mey 27keedii ayaa dagaal aad cuslaa ka qarxay magaalada Burco. Saddex maalmood ka dibna waxa uu ka bilaabmay caasimaddii labaad oo ahayd Hargeysa.
Dagaalkaasi waxa uu socday muddo ku siman saddex sannadood, ilaa uu burburay xukunkii kelitaliska ahaa ee uu hoggaaminayey Maxamed Siyaad Barre tan iyo 1969kii. Buuggu sharraxaad kama bixinayo habkii dagaalku u dhacay, dhimashadii, dhaawicii iyo qaab-dagaalkii guud ahaaneed. laakiin waxa uu diiradda saarayaa sababtii keentay dagaalka iyo saamayntii uu dad iyo dalba ku yeeshay.
Undertitel
Sababihii Dagaalka iyo Saamayntii uu ku yeeshay Jamhuuriyaddii Soomaalida
ISBN
9789174635782
Språk
Somali
Vikt
327 gram
Utgivningsdatum
2015-01-19
Sidor
270