Gå direkte til innholdet
Siris xagaa
Siris xagaa
Spar

Siris xagaa

Les i app eller last ned
Den här boken är på somaliska.

Siris hooyadeed waxay aadaysaa Australien wakhtiga samarka. Siris waxay lasii daganaanaysa ayeeydeed wadanka inta wakhtiga lagu jiro, laakiin maynoqon sidii ay siris rajaynaysay.


Sheekadan waxaa ay soo gaadhay mashruuca loo yaqaan "Ka caruurta, Ku caruurta", Gu'a 2013. Mashruucan waxaa lagu soo qaatay dugsiyada waxbarashada ee Västerås. Mashruucan oo loo yaqaano "Ka caruurta, Ku caruurta" waa mashruuc ay iska kaashadeen laanta IDA ee degmada Västerås iyo Pliplop Books. 


Guuleystaha mashruucan waxaa soo xushay xul isugu jira, caruur iyo dad waaweyn.

Alder
3-6 år
ISBN
9789187227790
Språk
Somali
Utgivelsesdato
17.10.2013
Tilgjengelige elektroniske format
  • PDF - vannmerket
Les e-boka her
  • App
  • Datamaskin