Gå direkte til innholdet
Magantii Colaadaha
Spar

Magantii Colaadaha

Forfatter:
pocket, 2012
Somali
MAGANTII COLAADAHA waa buug ku abtirsada bahda sheeko suugaanneeda ama curinta; balse, xambaarsan dhacdooyin iyo duruufo halgan. Buuggan iyo farriinta uu salka ku hayo waxaa lagu soo koobi karayaa laba qodob oo waa weyn: (a)Noloshii iyo sidii uu ahaa xidhiidh kii shacabka Somaliland iyo dawaladdii milatariga ahayd ee Siyaad Barre ( b)Iska caabbigii ka dhashay xidhiidhkaasi xumaaday iyo duruufihii uu iska caabbigaasi dabada ku watay ee burbruka mood iyo nool kaba lahaa, ee qaxa iyo qaxootiga lahaa, ee isbedelka dhaqan dhaqaale ee bulshadii Somaliland ku dhacay lahaa, iwm.
Forfatter
Mustafa Aden
ISBN
9781471654831
Språk
Somali
Vekt
358 gram
Utgivelsesdato
15.4.2012
Forlag
Lulu.com
Antall sider
298