Gå direkte til innholdet
Dab iyo Dhagax
Spar

Dab iyo Dhagax

Forfatter:
pocket, 2022
Somali

Nebigu SCW waxa uu yidhi: waxaan idiin ka baqayaa nin Qur'aanka akhriyay ilaa quruxdii Qur'aanku ka muuqato ... ka dib ayaa uu ka dhex siibanayaa oo uu iska tuurayaa, dabadeedna inta uu deriskiisa shirki ku eedeeyo ayaa uu seef la aadayaa

Xudayfa ibnul Yamaan RC ayaa Nebiga SCW weydiiyay: labada kee baa u dhow shirki, eedeeyaha mise eedaysanaha? Nebigu SCW waxa uu ku jawaabay: eedeeyaha.

Alle ayaan fidno ka magangalnay.

ISBN
9781838400835
Språk
Somali
Vekt
159 gram
Utgivelsesdato
1.5.2022
Antall sider
154