Siirry suoraan sisältöön
Sandareerto: Qaska Ma Qurbahaa Keenay Mise Waa Qoonsimaad Hore?
Tallenna

Sandareerto: Qaska Ma Qurbahaa Keenay Mise Waa Qoonsimaad Hore?

Soosaarkii 1aad ee Sandareerto waxa uu ahaa 1994, Toronto, halka soosaarka 2aad yahay 2018, 24 dabshid kaddib USA. Buuggu waxa uu taabanayaa sidii ay isu hardiyeen dhaqanka Soomaalida iyo dhaqanka Kanada. Guud ahaan, waa afgaranwaaga ka dhasha dhaqanka qoyska Islaamka ah iyo dhaqanka qoyska Masiixiga ah, kolka meel dhaqanka reer galbeedku asal ka yahay la isugu tago.
ISBN
9781727762112
Kieli
somali
Paino
340 grammaa
Julkaisupäivä
1.10.2018
Sivumäärä
250