Siirry suoraan sisältöön
Saanqaad: Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood.
Tallenna

Saanqaad: Eedda U Oogan Carruurta Soomaaliyeed Waxaa U Aanaysan Waalidkood.

Waa dood ku salaysan eedayn carruurta Soomaaliyeed ku oogeen waalidka Soomaaliyeed, oo maxkamad la isla tegey. Arag tusaale yar. "Garsoore, waxaa idin soo koriyey awooweyaashayo iyo ayeeyoyaashayo. Marna dagaal sokeeye oo sidaan oo kale u xun aayihiinna eber ugama dhigin. Dhibta aad ka hadlayso idinka baa keenay. Si aan berri dalka u hananno oo aan idiin nasinno, annaku barbaarin wanaagsan baan idin ku leennahay. Meelihii aan ku ciyaari lahayn oo 24 malyan oo afka Soomaaliga ku hadasha ka dhexeysa idinka ayaa qashin ku qabay, ama miinooyin ku xabaalay, ama guryo ka dhistay. Carruurtii aan la ciyaari lahayn waxa aad isugu kaaya sheegteen beelo aan isu gelin. Maanta, halkan, caddaalad baan u fadhinnaa."
ISBN
9781985346635
Kieli
somali
Paino
136 grammaa
Julkaisupäivä
1.2.2018
Sivumäärä
132