Siirry suoraan sisältöön
KAS Iyo KARAAN
Tallenna

KAS Iyo KARAAN

pokkari, 2018
somali
Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida. Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen- taabad leh, oo naftaada kaga tagaya fakar dheer iyo falsafado ugub ah. Waa muuqaalo xallad iyo xanuun badan oo ku suntan dhacdooyin maalinle ah oo ay aallaba dhagahaagu maqlaan ama dhaayahaagu arkaan. Dhab ahaantii ma aha is-moodsiis iyo is- yeel-yeel, waa se xus iyo xasuusin. Waa maskax-maalid, murti curin iyo maalin-qadin nafeed.
ISBN
9781387783175
Kieli
somali
Paino
168 grammaa
Julkaisupäivä
1.5.2018
Kustantaja
Lulu.com
Sivumäärä
226