Siirry suoraan sisältöön
Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin
Tallenna

Joornaalka Mahadnaqa ee 90-ka Maalin

Nolosheenu waa ay sii horumareysaa oo sii hagaageysaa markasta oo ay bataantijaabooyinkeenu, balse kawaran haddii aad soo martay dhowr tijaabo oo adag,aadna u taag la' dahay ka gudbitaankooda?Joornaalkaan waxa uu kuu suurtagalinayaa in aad la socoto noloshaada maalinlaha ah , aadna hormariso hab fikirkaaga adiga oo maalinkasta qaadanaya 5daqiiqo oo aad wax uga qoreyso maalintaada iyo waxyaalaha aad kamahadnaqeysid in aad heysato.Buugaan waa nuqulka asalka ah ee ay diyaarisay Safiya Farah Mohamed, oo ahdhiirigaliso, horayna u qortay buugaag ay uga hadleyso sirta lagu helo nololguul iyo farxad leh.
Kirjailija
Safiya Mohamed
ISBN
9780244575984
Kieli
englanti
Paino
310 grammaa
Julkaisupäivä
28.3.2020
Kustantaja
Lulu.com
Sivumäärä
184