Siirry suoraan sisältöön
Hooyo Muu waxay ku ciyaaraysaa taraarax
Tallenna

Hooyo Muu waxay ku ciyaaraysaa taraarax

sidottu, 2020
somali
Sarja: Mamma Mu
– Kråkan ... nu är det vår tur!– Nej, sa Kråkan.– Vadå nej?– Du är en ko, Mamma Mu.– Men de har ju satt upp en rutschkana här i kohagen. Medge det Kråkan.– KRAX! Det är ju till barnen Mamma Mu!Barn brukar bada här. Barn tycker om att åka rutschkana. Det är därför de har satt upp den.Inte för att det är en kohage här. Kan du förstå det! – Vi går dit, sa Mamma Mu.– Tukoow… Hadda waa markeenii!– Maya, ayaa uu yidhi Tukihii.– Maxaad uga jeeddaa maya?– Waxa aad tahay sac Hooyo Muuyeey. – Balse waxa ay beerta lo’da ku rakibeen taraarax. Ayay Hooyo Muu ku tidhi Tuke.– WAAQ! Waxa loogu talogalay carruurta Hooyo Muuyeey. Carruurta ayaa inta badan halkan ku dabbaalata. Carruurtu waxa ay jecel yihiin in ay taraaraxa ku ciyaaraan. Waa sababtaas sida meesha loogu rakibay. Ujeeddadu maaha in ay meesha ku taallo beer lo’ ku jirto. Ma fahmi kartaa taasi!– Waxa aynu tegaynaa xaggaas, ayay tidhi Hooyo Muu.
Kääntäjä
Musa M. Isse
Ikä
3-6 vuotta
Painos
1
ISBN
9789198566215
Kieli
somali
Paino
380 grammaa
Julkaisupäivä
1.7.2020
Sivumäärä
32