Siirry suoraan sisältöön
Dhabar Adeyg: Lix Tallaabo, oo Isbeddel Horseeda
Tallenna

Dhabar Adeyg: Lix Tallaabo, oo Isbeddel Horseeda

Horumar ma sameyn kartid shaqsi ahaan, shirkad ahaan, iyo dal ahaanba, haddii aanuu isbeddel togan iman; isbeddelkuna ma hawl yaraa, haddii aan fekerka wax iska beddelin, ficilna xigin; ficilkuna ma yeesho midha dhal waara, haddii aan lagu dhabar-adaygin.Markasta, oo aad is tidhaa wax cusub isku day, balwad jooji, ama caado cusub abuur, waxa aad dareemi xanuun iyo xasillooni la'aan; sababtoo ah, isbeddelku waa guurid aad ka guurayso xaalad, una guurayso xaalad kale. Qof kasta, ayaa u baahan isbeddel. Ma jiro qof odhan kara, anigu qimmaddii ayaan gaadhay dhan walba nolosha. Si gaar ah, waxa u baahan, qof iska war qaba, kuna baraarugsan qaybaha noloshiisa, kolba meesha liidata iyo meesha kale.
ISBN
9781648264603
Kieli
afrikaans
Paino
222 grammaa
Julkaisupäivä
1.6.2020
Kustantaja
Hiil Press
Sivumäärä
146