Siirry suoraan sisältöön
Buug gacmeedka halyeyada
Tallenna

Buug gacmeedka halyeyada

Kirjailija:
sidottu, 2022
somali
Plötsligt såg Lisa att en av böckerna i hyllannästan lyste. ”Handbok för Superhjältar” stoddet på ryggen. Det kändes som om bokentalade till henne och bad henne att plockaupp den och börja bläddra ...Lisa vantrivs i sin nya skola. Hon är mobbad avett killgäng, och varje dag flyr hon in påbiblioteket för att komma undan. En dag hittarhon en bok som beskriver hur man övar upp101 förmågor för att bli en superhjälte. Kan detverkligen vara möjligt?Fartfyllt, spännande och läckert om en liten tjejsom tar saken i egna händer.Si kedis ah ayay Ladan u aragtay buug ka soo dhex iftiimaya khaanadda buugaagta. “ Buug gacmeedka halyeeyada” ayaa ku qoran buugga dhabarkiisa. Waxay u eegayd in buuggu iyada la hadlayay oo uu ka codsanayay in ay soo qaaddo oo ay xaashiyihiisa rogrogto…Ladan kuma faraxsana dugsigeeda cusub. Waxa bahdil ku sameeyay koox wiilal ah oo ciyaalasuuq ah. Maalin kasta waxay u baxsataa dhanka maktabadda si ay ugu dhuumato. Maalin maalmaha ka mid ah ayay heshay buug ka hadlaya 101 xeeladood oo lagu noqon karo halyey weyn. Ma noqon kartaa suuragal?Waa sheeko macaan oo xamaasad iyo xiiso leh, taasi oo ku saabsan gabadh yar oo wax badan ku dhiirranaysa.
Kirjailija
Elias Våhlund
Ikä
6-9 vuotta
Painos
1
ISBN
9789198627268
Kieli
somali
Paino
308 grammaa
Julkaisupäivä
15.2.2022
Sivumäärä
85