

Bisaddii Anbatay
Buuggan la magacbaxay "BISADDII ANBATAY" waa buug carruureed loogu talo galay carruurta ay da'doodu aadka u yartahay. Waxa uu ku saabsan yahay bisad yar oo la noolayd aabbaheed iyo hooyadeed. Waxa ay aad u jeclayd kalluunka. Waxa ay in badan ku fikiri jirtey in ay keligeed baxdo oo ugaadhsi tagto, gaar ahaan sidii ay kalluun u soo qabsan lahayd. Waalidkeed waxa ay mar kasta u sheegi jireen in aanay keligeed bixin. Maalin maalmaha ka mid ah, ayey baxday. Dhibaatadii ay la soo kulantay ayuu buuggu ku saabsanyahay.
- Kirjailija
- Sayid-Axmed M. Yuusuf (Dhegey)
- Ikä
- 9-12 vuotta
- ISBN
- 9789175698823
- Kieli
- somali
- Julkaisupäivä
- 1.9.2014
- Kustantaja
- Books on Demand
- Formaatti
- Vesileimattu Epub
- Lue e-kirjoja täällä
- Adlibris-sovellus
- Lukulaite
- Tietokone