Siirry suoraan sisältöön
Bisad bogsan
Tallenna

Bisad bogsan

Kirjailija:
sidottu, 2019
somali

Celesse, the healer cat, is a highly respected member of the neighborhood. As the mistress's favorite cat, she spends lazy days in the warmth of the house.
One snowy night a mother hare rushes in, desperate for help. Reluctantly, the healer cat travels with her through a nighttime snowstorm and biting cold winds. In a dark forest, Celesse comes face-to-face with a scary surprise and is forced to gather her powers for the first time in a while.
---
Sababtoo ah hibada Illaah siiyey, shoobto waa bisad aad looga sharfo deriska. Iyadoo qofka ay ugu jeceshahay ay tahay horjoogada, xiliyada ay firaaqada tahay waxay waqtigeeda ku qaadatay guriga.
Laakiin wax yar kadib waxaa soo galay bakeylihii isagoo weydiisanayaa gargaar. Calaacalka badan darteed bisadii way diidi weysay, waxay dhexmareen dabeylo baraf ah . keyn mugdi dhexdeeda shoobto waxay weji kaweji ola kulantay wax layaab leh iyo waxaa lagu qasbay inay isu keento wixii awoodeeda ah.
Markuu habeenka dheer dhamaado safarka uu dhamaado, cadceedii ayaa soo baxda iyada oo aan qandicineynin keliya keynta xitaa qalbiga bisada daaweysada ah.

Alaotsikko
Somali Edition of The Healer Cat
Kirjailija
Tuula Pere
Kuvittaja
Klaudia Bezak
Kääntäjä
Noor Iman
ISBN
9789523572775
Kieli
somali
Paino
363 grammaa
Julkaisupäivä
18.8.2019
Kustantaja
Wickwick Ltd
Sivumäärä
40