Gå direkt till innehållet
Wax II Sheeg
Spara

Wax II Sheeg

pocket, 2012
Somali
Lägsta pris på PriceRunner
Buug yarahani waxa uu soo gudbinayaa naqdin, gorfeyn iyo faalleyn buugaag mawduucyo kala duwan ka hadlaaya. Ma jiraan arrimo ay buugaagtaasi iskaga mid yahiin, marka laga tegi waayo in qorayaal Reer Somaliland ahi dhammaantood qoreen. Waxa ay dhammaan qorayaashaasi yahiin kuwa igu dhaw oo saaxiib gaara iyo mid guudba aan nahay. Waa koox ay na mideysey aragti isku mid ah oo aan halgan ugu jirno qalinka iyo qoraalka. Buuggan waxa aad kala kulmi doontaa macluumaad badan oo uu kaa siiyo buugaagta lagu faa'qidaayo waxa ay yahiin oo dhan, aniga oo ku kalsoon in buugaagtaasi aad raadsan doonto marka aad akhrido qoraalkan
ISBN
9781105524691
Språk
Somali
Vikt
132 gram
Utgivningsdatum
2012-02-07
Förlag
Lulu.com
Sidor
174