Gå direkt till innehållet
Xigtaysiga Xikmadda
Spara

Xigtaysiga Xikmadda

Lägsta pris på PriceRunner

"Sida jidhkaaga oo kale ayay maskaxdaaduna u daashaa, ee ku nasi odhaahyada xikmadda leh " - Hazrat Ali
Xikmaddu, asalkeeda bannaanba, waa dhaxal uu ku abtirsado, sheegtana, qof kasta oo bini-aadan ahi. Waxa ay kaalinta koowaad ku cidhiidhsataa neefta, Ogsijiinta ah, ee dadka oo dhami wada neefsado. Sida ay yidhaahdaanna, murtidu waxa ay ku hadashaa hal af oo keli ah. Haa, hal af, halkaas afna waxa aynu ku micnayn karnaa in uu yahay mid ka dhashay xaqiiqada ah in idil ahaan xikmaduhu ka wada jawaabaan baahi. Waa halkan meesha ay ka soo gelayso aas-aasnimada iyo caws jiilaal ahaansha ay daruuri tahay in dhaxalkaa aan laga qadin. Waa tan ujeedka buuggan XIGTAYSIGA XIKMADDU uu u soo baxay.

ISBN
9781533478535
Språk
Somali
Vikt
268 gram
Utgivningsdatum
2016-08-01
Sidor
242