Gå direkt till innehållet
Ilmakorinta Habboon
Spara

Ilmakorinta Habboon

Författare:
pocket, 2020
Somali
Lägsta pris på PriceRunner

Sadex arimood ayaa ka hor yimaada waalidiinta Soomaaliyeed marka loo eego waxyaabaha kale isku daygooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho, adeegyada bulshada oo aanay ku kalsoonayn, iyo nidaam caawimaad la'aan. Kala duwanaanshaha u dhaxeeya dhaqankii ay ku soo koreen iyo kan meesha cusub oo ay ku korinayaan carruurtooda ayaa u muuqan kara mid adag in laga gudbo.

Ilmakorinta Habbooon wuxuu dhiirigelinayaa xiriir caafimaad oo ka dhexeeyo waalidka iyo ilmaha isagoo aan isticmaalaynin xeeladaha waxtarka leh keli ah, bal diiradda saaraya jaceylka iyo xanaanada aabaha iyo hooyada ay u qabaan ilmahooda, iyadoo la eegayo muhiimadda ay leedahay waxbarashada hore iyo cayaarta, maalgelinta waalidka, u noqoshada tusaale lagu daydo, iyo isu-dheelitirka shaqada iskuulka iyo waqtiga firaaqada. Ruqiya Cabdi waxey waalid kasta ku caawisaa siduu u dabooli lahaa baahiyaha kala duwan ee ilmihiisa iyadoo tixgelineyso dhaqanka Soomaaliyeed oo haatan ku abuurmaya meel cusub lana falgalaya qaab dhismeedka bulsho ee jira.

Ilmakorinta Habboon wuxuu waalidiinta tusinayaa caawimaad inta ay usii gudbayaan wadan iyo dhaqan cusub, wuxuuna si quman u buuxinayaa daldaloolada jira isla markaana dhisayaa xiriirka u dhexeeya waalidka iyo ilmaha.

Undertitel
Jiheeyaha Waaliddiinta Qurbajoogga ah ee Soomaalida
Författare
Ruqiya Cabdi
ISBN
9781634894111
Språk
Somali
Vikt
177 gram
Utgivningsdatum
2020-12-18
Förlag
Wise Ink
Sidor
156