Gå direkt till innehållet
Dhagar Iyo Dhayalsi: Waraysigii Syl Iyo Afarta Weyn Ee Qarammada Midoobay, Xamar, 1aad 1948
Spara

Dhagar Iyo Dhayalsi: Waraysigii Syl Iyo Afarta Weyn Ee Qarammada Midoobay, Xamar, 1aad 1948

Lägsta pris på PriceRunner
Soomaalida, gobonnimo uma soo dhaweyn ee waxaa timid "Guuldarro kastaaba cid bay dan u tahay." Bir kuma jarna waxaase qoran in 50-80 malyan oo qof ay ku dhimatay dagaalkii 2aad ee adduunka-meesha dhibaatadaasi Soomaalida abdo u bidhaamisay. Dhiganahani waxa uu ku saabsan yahay 180+ su'aalood iyo 180-koodii jawaabood oo Ingiriis ah, iyo in le'eg oo Soomaaligoodii ah, iyo faallooyin afar jibbaarkood ka badan oo baaritaan qoddo dheer lagu soo bandhigay. SYL (Somali Youth League: Italian Somaliland) iyo SNL (Somali National League: British Somaliland Protectorate) ma aasaasmeen Soomaaliduna dawladnimo ma haamiseen haddii aan Talyaanigu ku guuldarraysan lahayn dagaalkii 2aad ee koonka. Dhacdooyinkii oo qodobaysan, afkaaga hooyo iyo akhrisan wanaagsan.
ISBN
9781985014732
Språk
Somali
Vikt
313 gram
Utgivningsdatum
2018-02-01
Sidor
230