Gå direkt till innehållet
Dhabannahays
Spara

Dhabannahays

Författare:
pocket, 2020
Somali
Lägsta pris på PriceRunner
"Inta maanku gaajaysan yahay, guuli waa weliye"-Hadraawi: GudgudeDhabannahays waa dhigane loo qoray in uu la hadlo garaadka iyo damiirka Soomaalida. Wuxuu si qotadheer u sharraxayaa qaybo ka mid ah cudurrada bulshada iyo xubnaha ugu badan ee ay saameeyaan, bukto la bixin waayayna ay ku noqdeen. Buuggu ma soo xiganayo ilo cilmiyeed toos ah marka laga reebo aayado Qur'aan ah oo uu ka hanuun qaadanayo, cutub kastana ibofur u ah, balse wuxuu ku qotomaa raacasho cilmi, dhugasho xaaladeed, iyo fahan uu qoraagu ka qaatay dhacdooyinka nololeed ee uu goobjoogga u ahaa ama uu taariikhda dhow ee Soomaalida ka ogaaday.
"Waa buug caqiibo leh."-Axmed Ibraahim Cawaale, qoraaga Qaylodhaan Deegaan, Dirkii Sacmaallada, iyo buugaag kale.
Undertitel
Xusuusqorka dhurwaagii dhiman waayay
Författare
Maxammed Gaanni
ISBN
9780995753372
Språk
Somali
Vikt
286 gram
Utgivningsdatum
2020-09-23
Sidor
290