Filter
Historia & Arkeologi
Filter
Labada jaad ama jinsi ee ragga iyo dumarka waxaa Alle u doortay inay dunida maamulaan, mid kastana wuxuu u yeelay hawl iyo xil saaran iyo xuquuq iyo xaqdhowr uu xilkaa la saaray ku …
Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo …
❝BUUGGANU WUXUU DULMARAYAA marxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa …
Sadex arimood ayaa ka hor yimaada waalidiinta Soomaaliyeed marka loo eego waxyaabaha kale isku daygooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho, …
Qaran iyo Qabiil by Rashid Sh. Abdillahi is a profound study of how clannism is anathema to modern Somali State development. The author examines how Somali traditional norms and …
En bok om somaliska forskare genom historien, och deras betydelse. Mohamed Hussein Maalim föddes i Mogadishu 1964. Han är författare, lärare och forskare. Dr. Mohamed Hussein …
Waxqabadka akhriskiisu hadda ina hor yaal waa tarjumidda buugga caanka ah ee First Footsteps in East Africa ee uu muddo laba qarni ku dhawaad laga joogo qoray qoraagii iyo …
Nebigu SCW waxa uu yidhi: waxaan idiin ka baqayaa nin Qur'aanka akhriyay ilaa quruxdii Qur'aanku ka muuqato ... ka dib ayaa uu ka dhex siibanayaa oo uu iska tuurayaa, dabadeedna …