Sökt på: Sökresultat
totalt 10 träffar
Baro Diintaada
Kitaabkan waxaan u bixiyay Baro Diintaada, anigoo ugu magac daray isla barnaamijka hirgalay ee bulshada muslimiintu meel ay joogaanba u riyaaqeen waa barnaamijka ka baxa baraha …
NADIIFINTA IYO KOBCINTA MASKAXDA
Buuggaani waxa loogu talo galay in uu masaxo fikradihii hore. Buuggani waxa kabaran doontaa qaabka looga hortago shakiga, walwalka iyo cabsida. Buuggani waxaad kabaran doontaa …
Diihaal-Reeb
Wax II Sheeg
Buug yarahani waxa uu soo gudbinayaa naqdin, gorfeyn iyo faalleyn buugaag mawduucyo kala duwan ka hadlaaya. Ma jiraan arrimo ay buugaagtaasi iskaga mid yahiin, marka laga tegi …
Diiwaanka Siinley
Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan, xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu …
Nabad Iyo Caano: Muuqaalo Laga Soo Qaaday Gobolada Waqooyi Bari Ee Soomaaliya
Fatima iyo James waxaa ay ku dadaaleen in Buugga Nabad iyo Caano ay ku soo bandhigaan quruxda iyo bilicda dhulkeenu leeyahay, masiibada ku habsatay iyo dadaalka dadkiisu ku jiraan. …
KAS Iyo KARAAN
Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida. Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen- …
Af-Soomaali Fran?ais
This is Bilingual book: Ilayska Afafka Af-Soomaali-Fran ais ISBN: 978-1-304-51538-4 "A Teach yourself Bilingual Course book," First Edition published on June 5, 1998 in …
Magantii Colaadaha
MAGANTII COLAADAHA waa buug ku abtirsada bahda sheeko suugaanneeda ama curinta; balse, xambaarsan dhacdooyin iyo duruufo halgan. Buuggan iyo farriinta uu salka ku hayo waxaa lagu …