Sökt på: Sökresultat
totalt 21 träffar
Tarankii Qurbaha Tagey
Hoggaanka iyo Haweenka
Labada jaad ama jinsi ee ragga iyo dumarka waxaa Alle u doortay inay dunida maamulaan, mid kastana wuxuu u yeelay hawl iyo xil saaran iyo xuquuq iyo xaqdhowr uu xilkaa la saaray ku …
Kasdareen. The Holistic Psychology
Miyaysan ahayn arrin la-yaab leh in aynnu dhigannay taariikh, xisaab, iyo juquraafi, balse aynnu seegnay fasalkii ahaa sida loogu noolaado nolol wanaagsan? Miyuuse jiray fasalkaas …
Halgankii Gunnimadoonka
❝BUUGGANU WUXUU DULMARAYAA marxalad Soomaalida soo martay oo aan weli si buuxda loo soo tebin. Ibraahim Aadan Shire wuxuu si aqoon iyo xirfad leh noogu soo gudbinayaa …
Ka Joogsada Qof yiri "Laa Ilaaha Illallaahu" Xaqeeda Mooyee
Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha (Ingiriiska iyo Waqooyiga-Yurub)
En bok som handlar om den somaliska diasporan och dess speciella kultur."Waxaa la oran karaa walibana lagu faani karaa hal-abuurka dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed asaaggood way …
Dadqalkii Naxariista Badnaa
En roman om en familj som splittras av religion och ett löfte som givits av en ande för länge sedan. Waa qoys ay diini kala irdheysay, kaymo halis badan iyo ballan ruuxaan lala …
Haldoorada Afka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Qurbaha
Bulsho kasta waxay leedahay hal-abuuro ay tilmaamaan kana muuqda dadka dhexdooda, la yaabna ma leh in la qadariyo hal-buurka ku xeel dheer dhaqanka, suugaanta, taariikhda iyo …
Seenyo Iyo Gardhuub
Gardhuub, a city-raised billy goat, embarks on a romantic journey with Seenyo, a goat hailing from the countryside. Seenyo introduces Gardhuub to the cultural aspects of goats and …
Midabada ubaxyada
En introduktion till färger på somaliska.