Søkt på: somali
totalt 507 treff
Taageerayasha Megan
Buugan taageerayaasha Megan,waalidiinta Megan waxey u ogolaadeen in ay Megan furato ama hagaajisato akoontiyo baraha bulshada kuwooda oogu caansan. waalidinta aqoon fiican umalahan …
Khayaaliga Farxada
” Yaa fiirinaya riyada wax ka baxsan.Yaa guddaha u muuqda qof baraarugsan.”Carl Jung Farxada Khayaaliga ah;Ka doorbidida jaceylka cabsida waa buugaag 4 ah ee ”Tetralogy-ka …
Maanta Waan Dhimanayaa
Maanta waan dhimanayaa: Doorashada noloshu waa buugga 1 ee ”Tetralogy-ka Baraaruga”. Waxay raacdaa safarka nolosha ee Rue iyo Hagaheeda Ruuxiga ah, Bodhi. In kasta oo Rue ay ku …
Milicsiga Ruuxa
”Milicsiga Ruuxa: Buug ku Saabsan Baraaruga iyo Iftiinka” waa buug maanso ah, oo ka kooban 200 oo tuducyo ruuxi ah oo bilaaash ah. Gabayadan waxaa ka mid ah milicsiga lagu arkay …
Sheekaxariirooyinka Saga. Jir caafimaadqaba iyo maskax fayow
Bästisarna Saga och Samir bygger en hinderbana åt den lilla trötta hunden Lars-Laban, men upptäcker att de vill testa banan själva. Här samsas fiktion och lätta fakta om kroppen i …
Bisaddii Anbatay
Boken handlar om en liten katt. Lilla katten bodde hos sina föräldrar. En dag gick hon ensam ute och kunde inte hitta hem.Buuggan la magacbaxay "BISADDII ANBATAY" waa buug …
Siris xagaa
Den här boken är på somaliska.Siris hooyadeed waxay aadaysaa Australien wakhtiga samarka. Siris waxay lasii daganaanaysa ayeeydeed wadanka inta wakhtiga lagu jiro, laakiin maynoqon …
Robin iyo xarfaha Giriigga
Den här boken är på somaliska.Wakhtigii ay Ella iyo Robin kujireen tamashlaynta/dalxiiska ayaga oo lasocda saxiibadood waxay heleen god buureed leh xarfo xardhan aan kuna jira …
MELVIN WAXA UU LA KULMAYAA VILDIS IYO TILDIS/ Melvin möter Vildis & Tildis
Matilda waxa ay ciyaartaa kubbadda cagta. Waxa ay ku fiican tahay sida goolka loo dhaliyo. Dhammaan ciyaartoyda kooxda ayaa sidaa aamisan, xitaa Melvin ayaa ku raacsan sidaa. Guri …
Khuraafaadyada casriga ah
Boken är på somaliska. Den finns även på arabiska och svenska.En modern myt är något som många människor tror är sant, men som faktiskt är falskt. Ofta handlar det om roliga eller …
Goobaha dhulka hoostiisa ku yaalla ee adduunka
Välkommen till underjorden! Människan har alltid fascinerats av världen under våra fötter. Vi har grävt oss ner i djupet för att hitta gnistrande skatter, för att begrava våra …
Ka ugu xoogga weyn fasalka
Boken är på somaliska. Finns även i svensk och arabisk utgåva.Här får vi möta en skolklass i en serie fristående böcker, där varje bok har något eller några av barnen i klassen som …