Filter
Skönlitteratur
Filter
It is a fictional novel based on truth. In other terms; Dalmar is a gregarious boy and Somali shepherd, with the essence of a peasant and a morrow of a nomad who faced arduous life …
Kitaabkan waxaan u bixiyay Baro Diintaada, anigoo ugu magac daray isla barnaamijka hirgalay ee bulshada muslimiintu meel ay joogaanba u riyaaqeen waa barnaamijka ka baxa baraha …
Buug yarahani waxa uu soo gudbinayaa naqdin, gorfeyn iyo faalleyn buugaag mawduucyo kala duwan ka hadlaaya. Ma jiraan arrimo ay buugaagtaasi iskaga mid yahiin, marka laga tegi …
Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan, xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu …
Buuggan waxa uu weeleeyey sheekooyin-fanneed si farshaxanimo sarre leh u iftiiminaya wacyiga nololeed ee dhallinyaradda Soomaalida. Waxaanu xambaarsan yahay sheekooyin dareen- …
MAGANTII COLAADAHA waa buug ku abtirsada bahda sheeko suugaanneeda ama curinta; balse, xambaarsan dhacdooyin iyo duruufo halgan. Buuggan iyo farriinta uu salka ku hayo waxaa lagu …