Sökt på: [histories]
totalt 23 träffar
Ilmakorinta Habboon
Sadex arimood ayaa ka hor yimaada waalidiinta Soomaaliyeed marka loo eego waxyaabaha kale isku daygooda ah in ay carruur ku koriyaan deegaan dhaqan cusub leh: nidaamka waxbarasho, …
Hantidii dhulka ee luntay
Boken är på somaliska. Finns även i svensk och arabisk utgåva.Vår värld är full av dolda och försvunna rikedomar som väntar på att upptäckas. Genom årtusenden har skatter väckt …
Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur: Kadeedkii Xamar Iyo Kalaguur Maxaa Laga Dhaxlay?
Qaran iyo Qabiil
Qaran iyo Qabiil by Rashid Sh. Abdillahi is a profound study of how clannism is anathema to modern Somali State development. The author examines how Somali traditional norms and …
Asaruur: Afar Urugo Iyo Hifashada Aanada
Dhagar Iyo Dhayalsi: Waraysigii Syl Iyo Afarta Weyn Ee Qarammada Midoobay, Xamar, 1aad 1948
Soomaalida, gobonnimo uma soo dhaweyn ee waxaa timid "Guuldarro kastaaba cid bay dan u tahay." Bir kuma jarna waxaase qoran in 50-80 malyan oo qof ay ku dhimatay dagaalkii 2aad ee …
Baadisooc: Diiwaanka Sooyaalka Xeebaha Soomaalida Oo Wata 340+ Sawir Oo Midab Ah.
Hambalyo. Baadisooc waa "diiwaanka sooyaalka xeebaha Soomaalida". Waxa uu bannaanka soo dhigayaa xog buug-dhaariyadu (akhris yahan) kolkii ay arkaan ay garan doonaan sidii ay awal …
Shiicada: : Caqiidadeeda Iyo Sooyaalkeedii Geeska Afrika
Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre iyo Jabhaddii SNM: Sababihii Dagaalka iyo Saamayntii uu ku yeeshay Jamhuuriyaddii Soomaalida
Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo …
Milicsiga Dagaalkii Dhexmaray Xukuumaddii Maxamed S. Barre iyo Jabhaddii SNM
Buuggan magaciisu yahay Milicsiga dagaalkii dhexmaray xukuumaddii Maxamed Siyaad Barre iyo Jabhaddii SNM. Waxa uu ku saabsanyahay saamayntii uu dagaalkaasi ku yeeshay dadkii iyo …