Miyaysan ahayn arrin la-yaab leh in aynnu dhigannay taariikh, xisaab, iyo juquraafi, balse aynnu seegnay fasalkii ahaa sida loogu noolaado nolol wanaagsan? Miyuuse jiray fasalkaas …
Buuggaani waxa loogu talo galay in uu masaxo fikradihii hore. Buuggani waxa kabaran doontaa qaabka looga hortago shakiga, walwalka iyo cabsida. Buuggani waxaad kabaran doontaa …